Faysal Cali Waraabe Baababoorka Somaliland Dunida Dhan Ayaa Laga Aqoonsaday+ COD

Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah siyaasiinta maamulka Somaliland ayaa ka hadlay arinta ku saabsan Baasaboorka cusub ee maamulkaasi uu yeeshay.

Isaga oo wareysi siinaayay mid ka mid ah Idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho ayuu sheegay in Baasaboorkaan uu yahay mid laga aqoonsan yahay dhamaan dalalka caalamka.

Waxa uu daboolka ka qaaday qaar ka mid ah dalalka ugu waaweyn ee caalamka oo VISA ama dal ku gal ku dhuftay Baasaboorka maamulkaasi.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Faysal Cali Waraabe Baababoorka Somaliland Dunida Dhan Ayaa Laga Aqoonsaday+ COD”

  1. maxamed says:

    mardhow waxa dhici donta in puntalnd yelato Pasabor,waxuna noqont dona sidan so socta.puntland state somaliya E.pasbort sida aad ka warqabtan waxa la dhisay lanta socdalka immigration.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook