Faysal Cali Waraabe oo Kuhanjabay Inuu Solaban Doono Dagaalkii 1994tii+ VIDEO

Waxaa maanta magaalada Hargeisa Buuq kusoo dhaamaday kulan Axmed Siilaanyo uu yeedhay Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Mucaaridka maamulka Somaaliland., Kaasi oo la doonayey In fardaamino diwaan galinta dalka buuqa ka dhalisay.
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali waraabe ayaa isagoo cadhaysan Wuxuu saxaafada Kula hadlay Aqalka Madaxtooyada maamulka Somaliland.
Faysal Waraabe ayaa daaha ka qaaday in qorshahaasi fashilmay maanta ay suurto gali wayday in ay foolka fool ula kulamaan Siilanyo, Wuxuuna ku hanjanbay inaysan Socon doonin waxa uu wado Siilaanyo, Xaaladuna ay dagaal Tagi doonto “Waxa siilaanyo Noo sheegayo Caqliga Magashao, Waa waxa Habraha Loogu skeekeeyo, Waxaa dhici doona Dagaalkii 1994-kii oo kale”

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook