opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Feysal Cali Waraabe oo yiri tuutahaan gashanayaa si aan somaliland udifaaco +video

Share

Hogaamiyaha hadalkiisa Inta badan ku kaciya Shacabka somaliland faysal cali waraabe ayaa hadal Qeylo Ah Ku Sheegay inay Ku Soo duuleen Muqdisho isla markaasina waxa Uu Sheegay inuu dhar Diris u Xiranayo inuu ka Qeyb qaato dagaaladaasi Gobolada Sool,Sanag iyo cayan waxana Uu Sheegay in Iyaga Laysku diray.

Faysal cali waraabe oo inta Badan lagu yaqaan nacaybka Uu u qaabo magaca Beelaha Soomaaliyeed intooda badan ayaa Sheegay inuu cali khalif Ku Soo Duuley,Isla markaasina Dowlada faderalka Xiligani Iyaga isku dirayso khilafka ka Dhex Jira.

Faysal cali waraabe oo inta Badan ah Nin hadalada Xata qabiilka Ah ana La Xishoon ayaa Sheegay inay xiligani Dowlada Faderalka Kusoo duushey Isla markaasina Iyaga Laysku jabiyey.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook