opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gabadh Su’aalo kulul waydiisay RW C/wali & Arimaha Khatumo+ Jawaab Geesinimo Leh Usiiyay+ VIDEO

Share

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdwali sheekh Axmed ayaa shalay galabkhudbad ka jeediyay xarunta Chatham House, ayaa waxaa Su’aalo Adag waydiisay Gabadh kasoo Jeeda deeganada khaatumo, Taasi oo la xidhidha Go’aanka dawlada ee ku aadan maamulka khaatumo iyo Waliba sidoo kale Wadahadalka dhinaca ka Raran ee dawladu horay ula gashay maamulka Somaliland.

Rw cabdiwali ayaa si geesinimo iyo wadaniyad ay ka muuqato Wuxuu uga jawaabay Su’aal ku aadanay Maamulka Khaatumo iyo Waliba hadalka maamulka somaliland inaanu socon karin hadii aanay Bulshada khaatumo ku jirin.

RW Cabdiwali ayaa wuxuu sheegay in Maamulka khaatumo iyo Dadka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ay leeyihiin Xaquuqda ay leeyihiin Bulshada kale ee Soomaaliyeed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook