opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gareth Bale oo doonaya inuu Weles Keeno Ciyaaraha Aduunka

Share

Gareth Bale  ayaa doonaya inuu tiigsado heer aysan gaarin ciyaaryahanadii hore ee Wales Ryan Giggs, Mark Hughes iyo Ian Rush kuwaas oo ku guuldareystay iney u soo saaraan dalkan in ka badan mudo 50 sano ah ciyaaraha Euro.

Bale ayaa aaminsan  iney gaari karayaan France oo lagu qabanayo Euro 2016.

Wales kama qeybgalin  tartankan weyn tan iyo sanadkii 1958 oo koobkii Adduunka ay u xaadireen waxaana sanadkan ay ku guruub tahay dalalka Belgium, Bosnia, Cyprus iyo Israel

Magacyada caanka ah ee dalkan ka soo muuqan doona waxaa kamid ah Aaron Ramsey and Joe Allen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook