Global Bim Construction Oo Xaafad Casri Ah Kadhisaysa Magaalada Muqdisho +sawiro+video

Global Bim Construction Waa Shirkad Ay Kumidoobeen Dhalinyaro Soomaaliyeed OO Wax Kubartay Dibada Kuna Taqasusay Hab Dhiska Guryaha Casriga Ah .
Global Bim Construction Waxay Mardhow Bilaabaysaa Xaafad Casri Oo Ay Kadhisi Doonaan Maagalada Muqdisho Gaar Ahaan Degmada Dayniile.
Xaafadaas Oo Loogu Magacdaray Carta Project Kaas Oo Noqon Doona Mid Ay Wax walba Udhan Yihin Kana Kooban 600 Oo Guri , Suuq,Dugsi Hoose Dhexe,  Garoon Kubadeed Iyo Meel Lagudabaasho Iyo Baarkin Weyn Oo Baabuurta Ladhigto.
waxaan kugu caawin karnaa aqoontayada dhismaha iyo naqshadda guriga aad doonayso.

Marka aan is kaashanno waxaan xaqiijin karnaa aqalkii riyadaada ama si kasta ee aad wax u rabto.

Naqshadaha aan samaynno way kala duwan yihiin, waxayna ku xidhan tahay hadba dooqa ama baahidaada.
Guryaha aan dhisnaahi waxay isugu jiraan kuwii hore loo yiqiin iyo kuwa casri ah labadaba.
Mar kastaaba waxaan naqshadda iyo dhismaha ku salaynaynnaa hadba sida adiga kula qurxan.
Waxaan sawirnaa hab-raaca ay shaqaaluhu adeegsadaan si ay uga dhabeeyaan naqshaddii aan guriga ugu tala-galnay.

3d-home-plans-1-Amusing-House-Plans-Agreeable-ranch-house-plans-wrap-around-porch-Futuristic-Style
8%202
9%202
30
arta 1
arta 2
arta 4
arta 5
arta 7
arta 8

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Global Bim Construction Oo Xaafad Casri Ah Kadhisaysa Magaalada Muqdisho +sawiro+video”

  1. nur says:

    asc. maasha alaah waa arin aad farxad igalinaysa oo ku dasho mudan .waxaan aan idinleeyahay ilaah ha idinbarakeeyo mashruuca aad wadaan waa mid loobaham yahay in lagu dhiirado.

  2. Soomaalu says:

    Wallee dalkeenni waa hor maray .. guuleeysta ganacsata hoowshaaan bilaaboow ….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook