opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Godane Oo Dardaarmay Inuusan Dhiman Kahor+COD

Share

Axmed Cabdi Godane ayaa ahaa Amiirkii Ururka Al Shabaab ee Soomaaliya waxaana lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo 1-dii bishaan laga fuliyey gobolka Shabellaha Hoose.

Mid kamid ah Khudbadihii uu duubay ayaa waxa ka mid ahaa mid uu dar daaran ugu jeedinayey Shabaabka taasi oo ahayd hadii Hogaan qof u ah uu meesha ka baxo ama uu dhintay sida laga yeelayo.

Waxa uu Codka dar daaranka ku sheegay in loo baahan yahay hadii Hogaamiye la dilo aan mabda’ laga tagin oo lagu sii adkaado howsha uu ku jiro.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook