opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jawaari Iyo Madoobe Nuunoow Oo Kulankooda Isfaham La Aan Kusoodhamaaday +SAWIRO

Share

Kadib kulan ay xalay ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sh Cismaan Jawaari iyo Mas’uuliyiinta Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed OO ka kooban LIXDA GOBOL EE kala ah BAY, JUBADA HOOSE, JUBADA DHEXE, BAKOOL, GEDO IYO SHABEELAHA HOOSE ayaa sida Warbaahinta Wardoon.net ilo ku dhow dhow heshey ayaa Kulankaasi ay u xaqiijiyeen la isku mari waayay OO lagu kala kacay.
Wasiirada la kulmay Gudoomiye Jawaari ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxweyne Madoobe Nuunow iyadoo uu wehliyay, Madaxweyne ku xigeenka Maxamuud Sayid Aadan IYO GOLAHA GUURTIDA IYO wasiirada.

Qodobada labada dhinac ay isku mari waayeen ayaa waxaa ka mid ah in laga tanaasulo Lixda Gobol oo loo midoobo dhisida Sedaxda Gobol iyagoona la wareegaya mas’uuliyada dhisida maamulka Sedax Gobol taas oo u cuntami weysay Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxda Koonfur Galbeed ayaa sheegay inaysan marnaba ka tanasuleyn Lixda Gobol, waxay kaloo u sheegeen haddii wada hadal ay rabaan ay la yeelan doonaan OO keliy Maamulka Kumeelgaarka Ee Juba , BALSE aysan hadda go’aan ku gaarin weli.

Si kastaba maanta ayaa markale la filayaa in ay yeeshaan Labada dhinac kulamo kale oo looga hadlayo qodobadii la isku mari waayay.

jaw
jaw1
jaw2
jaw3
jaw4
jaw5
jaw6

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook