Jawaari Oo baydhabo tagay Maxay Tahay ujeedka Socodkiisa

Sida ay ku waramayan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa Sheegaya in Goordhaw uu Garoonka Magaaladasi uu ka degtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Wafdi uu Hogaaminaayo.

Gudoomiyaha iyo Xubnaha la socda ayaa lagu wadaa in ay kulan la qaataan maamulka lixda Gobol iyo Gudiga farsamo ee loo xilsaaray Dhismaha maamulka Koonfur Galbeed oo ka gooban seedax Gobol,

Horay Baydhabo waxaa u joogay wafdi Wasiiro ah iyo Xildhibaano doonayay in la dhiso Maamulka Seddex Gobol.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook