opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jen. Indha-qarshe “Hogaamiye-yaasha Al-shabaab haddey raganimo ku jirto ha yimaadeen furumaha dagaalka”+ COD

Share

Taliyaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe), ayaa sheegay in Saraakiisha sar sare ee Al Shabaab looga fadhiyo inay markaan yimaadaan furumaha dagaalka si ay uga qeyb qaataan dagaalada dalka looga saarayo.

Daahir Aadan Cilmi, ayaa tilmaamay in Saraakiisha Al Shabaab ay dagaal galiyaan mar waliba dhalinyarada Soomaaliyeed ee mustaqbalkooda ay marin habaabiyeen, isaga oo sheegay inuu aad uga xun yahay in dhalaanka Soomaaliyeed dhiigooda uu mar waliba daato.

Taliyaha Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in Xubnaha sare ee Al Shabaab aysan rabin inay dhintaan oo mar waliba xabada dagaalka ay galiyaan da’yarta Soomaaliyeed, isaga oo talo ahaan ugu jeediyay raga Shabaabka ku jira ee dhalinyarada ah inay kasoo baxaan Shabaab oo ay kusoo biiraan Dowladda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook