opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Juan Mata Oo Kubiiray Man United

Share

Kooxda ka dhisan dalka Talyaaniga ee Juventus ayaa shaaca ka qaaday in ay xiiseenaysay bishii Janaayo ee sanadkaan ciyaaryahanka qadka dhexe ee naadiga Manchester utd Juan Mata.

Juan Mata ayaa shaki la galiyay booskiisa joogtada kooxda Manchester Utd Kadib markii Manchester utd lasoo saxiixatay Angel Di Maria iyo Radamel Falcoa.

Wargayska Kasoo Baxo magaalada Turin ee dalka Talyaaniga ee lagu magacaabo Tuttosport ayaa qoray in Juventus ay qorsheenaysay inay bisha Janaayo lasoo wareegto ciyaaryahan qadka dhexe ah iyadoo u aragtay Juan Mata inuu yahay xidig ay kaga maarmi doonto Arturo Vidal oo xilligaas ay Juventus doonaysay inay iibiso.

Juan Mata ayaa ku biiray Juventus isagoo ka tagay kooxda Chelsea islamarkaasna lacago dhan 37 milyan oo gini ku iibsatay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook