opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kabtanka kooxda Arsenal Mikel Arteta Oo Mudada lookordhiyay

Share

Kabtanka kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa lagu wadaa inuu qalinka ugu duugo heshiis halsano ah kooxdiisa Arsenal.

Gunners ayaa rabta in kabtankeeda ay ku abaalmariso qaab ciyaareedkiisa sanadkale inuu kooxda la sii joogo.

Seddex sano ka hor ayey aheyd markii ciyaaryahanka Spain uu Arsenal kaga soo biiray kooxda Everton £10million waxaana heshiiskiisa uu dhamaanayaa dhamaadka xagaagan markaas oo uu 33 jir noqonayo.

Siyaasada Arsene Wenger ma ahan in ciyaaryahan 30 jir ah uu u sameeyo heshiis kordhin ka badan 12 bilood laakiin kani waa kabtankoodii.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook