opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kaxda Oo Dhul Boob Xoogleh Kasocdo+ COD

Share

Gudoomiyaha maamulka Dagmada Kaxda ee Gobolka banaadir ayaa Taliska Booliska Gobolka sh dhexe ku eedeeyay dhul boob rag hubeysan ay ka wadaan dagmadaasi,

Cabdikaamil Shukri Macalin Xasan oo ah Gudoomiyaha dagmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay inuu baaritaan ku sameeyay rag hubeysan oo dhul boob ka wada dagmada kaxda isla markaasina jir dil u geystay shacabkii daganaa guryaha ku yaala dagmada kaxda ee Muqdisho,

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in ciidamadaasi ay ka mid ahaayeen ciidamada Booliska ee Gobolka sh dhexe gaar ahaan qeybta birmadka oo uu hogaamiyo Xasan dhicisoow oo uu sheegay inuu ka mid yahay Saraakiisha Ciidamada Booliska ee Gobolkaasi

Cabdikaamil Shukri Gudoomiyaha dagmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa intaasi raaciyay in ragan ay isaga u sheegeen inay bur burinayaan guryaha ku yaala ilaa kun boos oo ku yaala dagmadaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook