opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kenya oo u tafa xaydatay in ay Xoog ku Qaadato Badda Soomaaliya+ VIDEO

Share

Waxaad moodaa in Dowladda Kenya ay markii hore Ka xishoonaysay in ay banaanka ula soo baxdo in ay sheegato lahaanshaha Badda Soomaaliya, ayaad hadda waxaad moodaa in ay iska dhaadhicisay in ay Biyahaas ayada leedahay oo hadii soomaaliya laga siiyo aysan wax bad ah aysan u soo harayn. Warbaahinta Kenya ayaa baryahaan danbe aad u hadal haya, bilaabayna Buun buuninta (Propaganda) in Dowladda Kenya laga Gardaran yahay oo biyahoodii lagula murmayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Kenya oo u tafa xaydatay in ay Xoog ku Qaadato Badda Soomaaliya+ VIDEO”

  1. Andaaro says:

    kenya xaqbeey uledahay dhulka iyo badaba sababtuna waxeytahay wadhuldadkilaha esan ujedin qimana usan ugufadhin. marka keya haka fa idesato wawadan deriskena inticidkale bililiqesanlahed fekerkas anqaba anigu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook