opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kenya Oo Xiraysa 20 Masjid+Culumo Badan Oo kadigay+ COD

Share

Dowladda Kenya ayaa sii xoojisay cadaadiska ay ku heyso Muslimiinta Ku Nool Gudaha Kenya.

Sirdoonka Kenya oo la tuhunsanyahay inay dileen Culimo badan ayaa hadda waxay cadaadineysaa dadka ahlu diinka ah ee ku xiran masaajida ku yaala Gobalka Xeebta.

Kenya ayaa haatan ku dhawaaqday inay xiri doonto 20 masjid oo kuyaala Kenya Gobalka Xeebta dhaca iyo Gobalka Xooga looga heysto Soomaalida.

Sheekh Xasan Cameey oo kamid ah Culimada Gaarisa ayaa sheegay inay ka xunyihiin tilaabada Dowladda Kenya ku xireyso Masaajida.

Waxuu  sheegay in masjidka uu yahay guri ilaahey islamarkaana aysan jirin cid xiri karta.
Wuxuu beeniyay eeda Kenya ee ah in Masaajida Lagu tababarto.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook