opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Koonfur Galbeed Lixda Gobol Oo Weli Kuadkaysanaya Mowqifkoodii Hore+ COD

Share

Maamulka K/galbeed ee Lixda gobal ayaa si adag uga hadlay socodka Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed ee Baydhaba iyo sidoo kale shirka magaaladaasi ka furmay.

Suldaan Siraaaji Aadan Xuseen oo ah Gudoomiye ku xigeenka golaha Guurtida maamulka K/galbeed ee Lixda ayaa sheegay in waxna aanau iska bedalayn aragtidii ay qabeen, hadii ay wada hadal tahayna Axmed Madoobe ay la galaayaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook