opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kooxda Nuunoow Oo Weli Is Adkaynayso +COD

Share

Maamulka K/galbeed ee Lixda gobal ayaa geed adag ku dhegay ka dib markii ay sheegeen in marnaba aanay wax tanaasul ah sameyn doonin.

Gudoomiye ku xigeenka golaha Guurtida ee Maamulkaasi Suldaan Siraaji Aadan Xuseen ayaa sheegay in marnaba aanay Seddaxda gobal ka mid noqoneyn, ayna dhameestirayaan waxa maaamulkooda uga haray.

Shariif Xasan ayuu sheegay in marnaba aanay la kulmayn iyo sidoo kale Ra’iisul wasaaraha, dhanka kalena waxa uu sheegay qorshaha Jawaari inuu fashilmaayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook