opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Liverpool oo lacag Dhan €45milyan Kudoonaysa Gonzalo Higuain

Share

Liverpool ayaa lagu wadaa markan iney indhaheeda qabtaan weeraryahanka Napoli ee Gonzalo Higuain waxaana ay diyaar u yihiin iney ku soo iibsadaan €45milyan.

Ciyaaryahanka Argentine ayaa xili ciyaareedkiisii labaad waxaa uu ku qaadanayaa kooxda Azzurri tan iyo markii uu ugu soo wareegay kooxda €40milyan kooxda Real Madrid xagaagii hore laakiin mustaqbalkiisa ayaa shaki galay kadib markii qaab ciyaareed liita uu ku bilowday.

Wararka England ka soo baxaya oo ay qorayaan majaladaha ka soo baxa sida Daily Express Liverpool ayaa ah kooxda ugu horeysay ee xiiseyneysa iney la wareegto 26 jirkan waxaana ay diyaar u tahay iney dalabkiisa gudbiso.

Arintan ayaa imaaneysa iyadoo Reds €16milyan ay kula soo wareegtay Mario Balotelli in hadana €45milyan ay miiska u saarto Higuain.

Suuragal waxaa ah in heshiiska ciyaaryahanka uu England ugu wareegayo uu dhaco xagaagan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook