Macalinkii hore United ee Sir Alex oo siisaadaaliyay kooxda adan doonka champion league sanadkan

Macalinkii hore United ee Sir Alex ayaa u saadaaliyay kooxda Real Madrid in ay xilli ciyaareedkaan ay qaadayaan horyaalka Champion-ka

Alex ayaa tilmaamay in Real ay ku jirto kooxaha ugu xooggan ee sida weyn ugu dhaw in ay qaadaan Chmapion-ka kaasi oo ay xilli ciyaareedkii hore ka qaadeen kooxda Atletico Madrid una ahaa koodii 10-aad

” Real , Barcelona iyo Munich ayaa sanadihii ugu dambeeyay ahaa kooxaha ugu fiican tartankaan , waxa uu Ancelotti haatan haystaa fursad uu ku labeysan karo Champion-ka”.

Waxa uu dhanka kale xusay in kooxaha Ingiriiska sida Arsenal , City , Chelsea ay aad u fiican yihiin , halka PSG iyo Atletico Madridn-na ay ku jiraan kooxaha looga baqayo Champion-ka oo ay ku sii wehliso Dortmund”

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook