opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Oo Maanta Udhoofay Usa+sawiro

Share

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka.

Madaxweynuhu wuxuu ka qeyb gelayaa shirka Golaha Guud ee Qarammada Midoobay ee New York, halkaasi oo uu ka jeedin doono khudbad ku saabsan horumarka ay Dowladda Soomaaliya ku tallaabsatay iyo howlaha hadda hor yaalla.

Madaxweyne Xasan Sheekh inta uu joogo magaalada New York wuxuu kulammo gooni gooni ah la yeelan doonaa qaar ka mid ah Madaxda caalamka ee, iyaguna shirkaa ka qeyb gelaya.

Madaxweynaha waxaa sii sagootiyay, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Ridwaan Xersi, Wasiirro iyo Taliyayaasha Ciidanka,…

mm mm1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook