opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne Xasan Sheekh OO Kismaayo Uduulay

Share

Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho hadda ka dhoofay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno la socda.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha uu u amba baxay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaasi oo uu ka furmi doono shirka dib u heshiisnta beelaha Jubooyinka iyo Gedo wejigiisii Labaad.

Ilo wareedyo ku sugan Garoonka Muqdisho ayaa u sheegay Warbaahinta Wardoon.net in Madaxweynaha uu dhanka Kismaayo aaday si uu shirkaasi usoo furo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook