opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man City Oo Cadysay In Lambard Ay haysan Doonaan

Share

Frank Lampard ayey u badan tahay inuu mudo dheer kasii mid ahaado kooxda Manchester City kadib hadalkii Manuel Pellegrini ee ciyaartii xalay 7-0 ay ku adkaadeen Capital One Cup-ka.
Tababaraha City ayaa qiray iney suuragal tahay Man City in waqtiga amaahda ay u kordhiso Lampard.
Labo gool oo Edin Dzeko iyo Labo Lampard oo lagu daray Jesus Navas, Yaya Toure iyo Jose Pozo ayey City ku adkaatay.
Ciyaaryahankii hore Chelsea ayaa waxaa uu dhacayaa heshiiska uu kula jiro Man City bisha January laakiin Pellegrini ayaa daboolka ka qaaday in City ay ku tala jirto in marka uu dhamaado heshiiskiisa iney markale u cusbooneysiiso.
Macalinka City ayaa sheegay iney hestaan seddex bilood ay ku go’aansan karaan mustaqbalka ciyaaryahanka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook