opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Manchester City Oo Weli Kasamri La Ross Barkley

Share

Manchester City ayaa isku diyaarineysa duulaan kale oo ay kooxda ku keeneyso ciyaaryahanka xirfada leh ee England u dhashay Ross Barkley.
Sida laga soo xigtay Daily Mail kooxda Champion-ka England oo horaantii sanadkan 20 jirkan weydiisatay Everton ayaa markale rogaal celin sameyn doonta.
City ayaa aqbali doonta qiimo walba oo ay ciyaaryahanka ay ku dooneyso Everton marka uu xili ciyaareedkan dhamaado.
Kooxda heysata horyaalka England ayaa dooneysa iney iibsato xiddigaha xirfada leh ee u dhashay England, Barkley ayaana la fahansanyahay inuu yahay bartilmaameedkooda ugu horeeya.
Ciyaaryahanka Everton ayaa garoomada ugu maqan haatan dhaawac waxaana uu ugu fadhiyaa kooxdan qiimo dhan £50million.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook