opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Manchester United oo Qalqaalo Kula Jrto Radamel Falcao

Share

Manchester United ayaa si lama filaan heshiis ula gaartay weeraryahanka Monaco Radamel Falcao waxaana ay u muuqataa iney ka dulqaaday kooxaha Man City iyo Arsenal.

Sida ay qortay  Express kooxaha Man United iyo Monaco ayaa isku raacay heshiis £50milyan oo ay xiddiga uu ku saxiixayo heshhiis afarsano ah.

Musharaad qaali ah ayaa lagu wadaa inuu toddobaadkii ka qaato kooxda iyadoo ay haatan jirto in Wayne Rooney uu yahay xiddiga ugu mushaaraadka badan kaas oo qaata £300,000 .

Wax walba ayaa isbadali kara balse Man United ayaa hogaanka u heysta xiddigan.

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook