opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maxaa kala socotaa kooxaha kala iibsiga ciyaartooyda Lacagta badan kaga baxday iyo kuwa ka helay

Share

Waxaa la soo saaray Liiska kooxaha huray ama dhiibay xili ciyaareedkan lacag aad u fara badan kuwaas oo soo xera galiyay laacibiin caan ah oo tayo leh halka kooxaha qaarkood qudhooda ay faaideen ama u soo xarootay Lacag adag oo ay ku soo iibsan karaan laacibiin cusub .

LIISKA KOOXAHA LACAGTA BADAN KA BAXDAY :

1- Man Utd 203,95 Milyan oo Euro
2-Fc Barcelona 157 Milyan oo Euro
3-Fc Liverpool 151,43 Milyan oo Euro
4-Real Madrid 120 Milyan oo Euro
5-Atletico Madrid 111,10 Milyan oo Euro
6-Fc Chelsea 106,70 Milyan oo Euro .

LIISKA KOOXAHA FAAIDAY EE LAACIBIINTA BADAN ISKA IIBIYAY :

1-Southampton 119,53 Milyan oo Euro
2-Real Madrid 113,95 Milyan oo Euro
3-Fc Chelsea 106,70 Milyan oo Euro
4-Fc Liverpool 142,43 Milyan oo Euro
5-Atletico Madrid 87,50 Milyan oo Euro
6-As Monaco 86,52 Milyan oo Euro .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook