opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mile Svilar Oo Saxixiisa Lookala Cararayo

Share

Arsenal, Chelsea iyo Manchester United ayaa ku dagaalamaya saxiixa goolhaye Mile Svilar oo 15 sanno jir ah kaasoo lagu tilmaamay Thibaut Courtois-ka cusub.

Wargeyska Daily Mail ayaa ku waramaya in da’ yarkaan u ciyaara kooxda Anderlecht inuu durbaba tijaabo u sameeyay Chelsea, islamarkaana lagu martiqaaday inuu tijaabo kale ku sameeyo Arsenal, halka United ay xaaladiisa wax ka weydiisay kooxda Anderlecht.

Si kastaba, aabihiis ayaa ku adkeystay in wiilkiisa uu sii joogi doono waqti xaadirkaan kooxda reer Belgium.

“Ma jirto meel uga fiican Anderlecht. Marka uu gaaro 20 sanno jir waan arki doonaa waxa dhaca.” ayuu yiri.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook