opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Muqdisho Muuqaalkii Ugu yaabka badnaa oo Drones duubeen+ VIDEO

Share

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa aad uga soconaya Horumar dhinacyo badan leh kaasoo isugu jira dhinaca dhismooyinka iyo Ganacsiga iyo Amaanka Magaalada oo soo hagaagaya.

Hadaba Muuqaal kala duwan oo qaab casri ah looga qaaday dusha sare ee Magaalada nala daawo kadib nala wadaag fikirkaada qeybta Fikradaha.

Diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee Droneska loo yaqaan ayaa waxaa Video looga soo duubay Magaalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda.

Video-gan ayaa ah kii ugu horeeyay oo sidaan oo kale looga soo duubay Dalka Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook