Nabadoon Axmed Diiriye “Faro Ku taag iyo Cuqdad aan wax tarayn halayska daayo” +cod

Nabadoon Axmed Diiriye Cali Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka beelaha Hawiye ayaa wuxuu ka hadlay Maamul usamaynta Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud iyo sidoo kale xiisada dhowaan kasoo cusboonaatay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.

Axmed Diiriye ayaa wuxuu sheegay In maamulka loo dhisayo Mudug iyo Gal-gaduud, Wuxuuna sheegay Puntland ay tahay dawlad jirta oo magacaaban, “Hadaba laba maamul waxya wada joogaan Gaalkacyo, ee Galmudug ayaa la Balaadhinayaa”.

Wuxuu sidoo kale Sheegay Axmed Diiriyey in maamulka cidkasta waxa ay ku leedahay ay ka qaadato. “Faro Ku taag iyo Cuqdad aan wax tarayn halayska daayo” Ayuu  yidhi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook