opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nin Hubeysan ayaa Maanta Nin kudilay Midkalana ku Dhawacay Maxkamad ku Taalo Casimada Copanhegan ee Denmark+sawiro

Share

Waxa maantay Nin lagu dilay midna lagu dhawacay gudaha Maxkamad Madani ah oo ku taalo  Bartamaha Magaalada Caasimada ee Copanhegan Denmark.

Dilka ayaa waxa geestay Nin Oday oo ku sugnaay Maxkamad Madani ah oo ay ka socotay Dacwad ku saabsan Qosy isku heesta wiil yar oo 3jir ah.

Ninka Odayga ah ee Dilka geestay ayaa waxa la sheegay inu dhalay Gabadha hooyada u ah wiilka 3jirka ah ee la siku heestay,

Ninka Dilka geestay ayaa dacwada oo socoto si lama filaana ku toogtay isla goobtii nin looyar ahaay ee ka soo horjeeday, waxa uuna dhawac u geestay wiilka gabdhiisa qabay ay dacwada iskaga soo horjedeen.

Sido kale Isla  markiiba waxa ay noqotay goobti iyo Dhismayaasha u dhawa kuwa lagu kala cararo, Waxaana goobta soo buux dhaafiyay Ciidamada Policeka Denmark ayagoo markiiba gacanta ku dhigeen gacan ku dhiglihii falka geestay.

Ugu danbeentii Xaalada ayaa waxay ku so labatay si Caadi ah, Policka oo  warbaahinta lahadlay ayaa waxay sheegeen in ninka loyarka ahaay ee goobta ku geeriyaday ay da`diisu ahayd 57 jir, Halka Ninka Dhawacmayna ay da`adiisu tahay 31 jir ayna gacanta ku dhigeen gacan ku dhiiglihii falka geestay ayna maxkamad so taagidoonan.
Abdikaadir Kassim ” Aqaasim” Copanhegan-Denmark
E-Mail: aqaasim6@gmail.com

dil1
dil2
dil3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook