opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nin Oday ah oo Toogasho ku dilay Gaabadhiisa iyo Lix Caruur ay dhashay+ video

Share

Magaalada Florida ee dalka Maraykanka waxaa ka dhacday dhacdo ay aad ula yabaeen dadka magaaladaasi dagan kadib markii nin Oday ah oo dagnaa Magaaladaasi uu si ulakac ah u dilay gabar uu dhalay iyo carurrteeda.

Ninka Odayga ah ee Falkan argagaxa leh geestay waxaa Magaciisa lagu sheegay Don Charles Spirit, oo 51 jir ah, waxa uuna ninkan toogasho ku dilay Gabadha uu dhalay iyo caruurteeda gaaraya ilaa lix caruur , waxaana intaa kadib la sheegay in ninkan uu isna is toogtay.

Madaxa booliiska ee deegaanka Gilchrist, oo lagu magacaabo Robert Schultz ayaa sheegay in caruurta uu ninkan laayay ay da’doodu u dhaxayso saddex bilood ilaa toban sano , lamana yaqaan wali sababta uu ninkan falkaasi ugu dhaqaaqay.

Dalka Mareykanak iyo qaar kamid ah Wadamada reer galbeedka waxaa inta badan ka dhaca falal nuucaan oo kala ah iyo kuwa kasii daran, waxaana inta badan falalkaasi geesta dad la sheegay in nolosha ay ku fashilmeen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook