Nin Soomali ah oo Qaatay Mad-habta Shiicada, Iyo Barnaamij Lagu kashifay xad gudubka diinta Islaamka ee Shiicada+ video

Barnaamijka Daaci ayaa waxaa lagu soo Qaatay Maxamed Cali oo ah nin soomaaliyeed oo qaatay Mad-habta Shiicada ee diinta Islaamka, Waxaana Halku dhiga Barnaamijka Looga dhigay MUXUU KA SHAKIYEY SOOMAALI SHIICOOBAY.

Waxaa lasoo Bandhigay Waraysi uu Bixiyey kaasi oo uu uga hadlay Sababta uu u qaatay Mad-habta Shiicada oo siwayn isaga hor imaanaysa, Isagoona ku dhowaaqay Hadalo Xad Gudub wayn ku ah diinteena Suuban.

Sidooo kale Barnaamijka aad u xiiso badan ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Xud gudubyada kala duwan ee Culimada Shaaciida ay kula Kacaan Diinta Islaamka iyo Qaarkood oo leh “Cali waa Rabigeena Maalinta Qiyaame”

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook