opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Norwey Oo Lagu Qabtay Xaflad Lagusoodhaweynayay Rasilwasaare Cabdi Wali+SAWIRO+VIDEO

Share

Waxaa Caasimada Dalka Norwey Ee Oslo Lagu Qabtay Xaflad Lagusoodhaweynayay Raisal Wasaaraha Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Xafladaas oo Ay Sooqaban Qaabiyeen Jaaliya Somaaliyeed Ee Norwey Gaar Ahaan Reer Oslo.

Xafladaan Oo Kubilaabatay Jawi Aad Umacaan Waxaa Heeso Qiiro Leh Dadka Kumada Daalinayay Fanaaniinta Reer Norwey Ee Kala Ah Boqorka Shiribka Xuseen Nuuriyoow Iyo Alfanaan Mahad Jeesto  Oo Labadoodaba Qeyb Weyn Kaqaatay Xafladaas.

Wafdiga Raisal Wasaaraha Waxa Kamid Ahaa Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheikh Ali Duhulow,Afhayeenka Dowlada Ridwaan Xaaji Cabdiwali,Wasiiradii Hore ee Adeega Bulshada Dsr Maryan Qaasim Iyo Marwada Raisal Wsaaraha.

Dadbadan Oo Halkaas Kahadlay Dhamaan Waxay kasinaayeen  Taageerida Dowlada Laakiin Lagadoonayo Inay Wax Qabad Lataaban Karo.

DadkiiMeesha Kaadlay Waxay Siweyn Uamaanen Wasiiradii Hore Ee Adeega Bulshada Drs Mayan Qaasim Oo Aysheegeen Inay Aad Uga Xumaadeen Markii Xilka Lagaqaaday Ilaa Iyo Hadana Ay Niyada Kuhayaan Inay Ma Uun Soolaaban Doonto Raisal wasaaraha Usheegay Inuu Sida Maryan OO kale Meesha magac Kaga Tago Si Berito Loosooxasuusto.

Nin Magaciisa Kusoogaabiyay  Qardho Oo kayimid Halkuu Kunoolaa Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya Jawaari Ayaa Ahaa Ninka Qudbadiisa Ugu Qosolka Iyo Xigmada Badneed Wuxuu Suaal Wey Diiyay Raisal Wasaaraha Isagoo Sheegay In Suaashaan Ay Usoodhiibeen Dadkuu Ladegenaa Magaaladuu Kayimid OO Dhan 700 Oo Qof Taasoo Ahayd

1- Waxaan madaxda kamaqalnaa Xuduuda  Somaliyeed Min Raskaambooni Ilaa Iyo Raas Caseer Dhulka Somalida Mawuxuu Kuegyahay Raas Kaambooni Mise Wuu Kasii shisheeyaa Haduu Kasii Shisheeyana Ilaa IyoImisa Km Ayuu Kasii Shisheeyaa?

2-Wasiirka Difaaca Dadka Somaliyeed Wuxuu Kacodsaday Inay Taageeraan Ciidamda Oo Ay Mushaharkooda Bixiyaan Aniga Waxaan Aahay Ninka Ugu Horeeya Ee Bixinaya Laakiin Yaan Udhiibaa?.

Wasiirka Warfaafinta Ayaa Asna Mar U Hadlayay Wuxuu Suaal Asna Weydiiyay Qardho Oo Uu Yiri Aniga Waxaanba Layaabanahay Qardho Oo Yiri Magaladaan kaimid Oo Ay Degen Yihiin 700 Oo Qofbaa Suaal Isoodhiibay Siday Todobadaas Boqol E Qof ugu Heshiyeen Suaashaas Taasoo dadkii Meesha Fadhiyay Qosol Lawada Daateen.

Ugu Dambeyntii Waxaa Hadlay Raisal Wasaare Cabdiwali Isagoo Kasheekeeyay Wax qabadka Dowladiisa Iyo Waxa Ay Hada Donayso Inay Qabato Kana Leexday Inuu Sisax Ah Uga Jawaabo Suaashii Qardho kagana Gaabsaday Waa Layaqaan Xuduuda Somaliya Halkay Kuegtahay.

IMG_6166 IMG_6167 IMG_6170 IMG_6174 IMG_6175 IMG_6178 IMG_6179 IMG_6180 IMG_6181 IMG_6182 IMG_6184 IMG_6186 IMG_6191 IMG_6192 IMG_6193 IMG_6195 IMG_6196 IMG_6197 IMG_6202 IMG_6203 IMG_6204 IMG_6205 IMG_6208 IMG_6209 IMG_6210 IMG_6211 IMG_6212 IMG_6213 IMG_6214 IMG_6217 IMG_6224 IMG_6220 - Copy IMG_6225 - Copy IMG_6226 - Copy IMG_6232 - Copy IMG_6235 - Copy IMG_6237 - Copy IMG_6238 - Copy IMG_6239 - Copy IMG_6240 - Copy IMG_6241 - Copy IMG_6242 - Copy IMG_6244 - Copy IMG_6246 - Copy IMG_6248 - Copy IMG_6257 - Copy IMG_6258 - Copy IMG_6262 - Copy IMG_6263 - Copy IMG_6264 - Copy IMG_6265 - Copy IMG_6267 - Copy IMG_6274 - Copy IMG_6283 - Copy IMG_6284 - Copy IMG_6285 - Copy IMG_6290 - Copy IMG_6292 - Copy IMG_6293 - Copy IMG_6307 - Copy IMG_6308 - Copy IMG_6310 - Copy IMG_6323 - Copy IMG_6324 - Copy IMG_6325 - Copy IMG_6326 - Copy IMG_6334 - Copy IMG_6335 - Copy IMG_6337 - Copy IMG_6338 - Copy IMG_6339 - Copy IMG_6340 - Copy IMG_6341 - Copy IMG_6342 - Copy IMG_6346 - Copy IMG_6347 - Copy IMG_6350 - Copy IMG_6356 - Copy IMG_6356 IMG_6362 - Copy IMG_6364 IMG_6365 - Copy IMG_6367 - Copy IMG_6371 IMG_6373 - Copy IMG_6374 IMG_6375 IMG_6376 IMG_6387 IMG_6388 IMG_6394

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Norwey Oo Lagu Qabtay Xaflad Lagusoodhaweynayay Rasilwasaare Cabdi Wali+SAWIRO+VIDEO”

  1. yusuf abdikadir says:

    waaa so dhaweeeen wacan oo qiima leh reer NORWAY wadanaiyiin baaad tahiin wadanka wax ka dhisa oo gacmaha is qabsada walaalayaal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook