opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Odayaashii Kaqeyb Galay Caleema Saarkii Madaxweynaha Khaatuomo Oo Kasheekeeyay Dagaalkii Kuqabsaday Iyo Wixii Ay Soo Arkeen -VIDEO

Share

Waxgaradkii Soomaaliyeed ee ka qayb galay Caleemo Saarka Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr Cali khaliif Galaydh, sidoo kalana goob joog u ahaa dagaalkii ka dhacay deegaanka Saaxdheer ayaa lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay ugaaska Beesha Sade   Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi Wuxuuna ka hadlay Sidii ay u dhacday munaasibada Caleemo saarka Madaxda khaatumo ee ay ku casuumeen Madax dhaqmeedka Khaatumo.

Sidoo kale Qaarkamid ah waxgaradka ayaa ka sheekeeyay duulaankii lagu Qaaday Saaxdheer, Waxayna sheegeen In maamulka Somaliland  oo Hub waayn la beegsadeen Qabo kamida magaalada oo uu ku jiray Guriga Garaadka Guud ee Beelaha Dhulbahante garaad Jaamac Garaad Cali.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook