Rafa Benitez oo kusigtay inuu tababare u noqdo Real Madrid

Rafa Benitez oo ah macalinka kooxda Napoli ayaa labo jeer ku sigtay inuu tababare u noqdo kooxda Real Madrid sidaas waxaa laga soo xigtay Manuel Garcia Quilon oo ah wakiilka tababaraha Napoli.

Xiligaas waxaa uu  Rafa Benitez macalin ka ahaa horyaalka Premier league isagoo watay kooxda Liverpool.

“Rafa labo sano oo xiriir ah ayuu fursad u helay inuu noqdo macalinka Real Madrid,waxaan ka helnay Blancos shan sano ka hor.

“Si loogu qanciyo Benitez inuu yimaado Real Madrid waxaa England u soo duulay Florentino Perez ayuu yiri  Manuel Garcia Quilon.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook