opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Raila Odinka oo la uleeyay +video

Share

Ra’isulwasaarihii hore ee Dalka Kenya Raila Odinka, ayaa waxaa maanta lagu garaacay Magaalada Nairobi xili uu halkaasi Khudbad ugu jeedinaayay Taageerayaasha Xusbiga Mucaaradka uu xubinta ka yahay.

Raila Odinka, ayaa waxaa garaacay mid kamid ahaa Odayaasha ka qeybqaadanaayay munaasabada, kadib markii uu ku garaacay Ul weyn oo uu watay.

Odayga ayaa waxa uu ku andacoonaayay in Raila Odinka uu la dheelay Xaaskiisa, xili halkaasi lagu dheelayay Hees dhaqan u aheyd dadka reer Kenya, waxaana la Tilmaamayaa in Haweeneydaasi ay kamid aheyd majaajiliistayaasha Riwaayad halkaasi ka baxeysay.

Sidoo kale, Odayga garaacay Raila Odinka, ayaa waxa uu Cadeeyay in xaaskiisa aysan ka soo fasax qaadan xiliga ay la dheeleysay Raila Odinka islamarkaana ay ku dheelayeen Hees wadani oo goobta Munaasabada laga daaray.

Ciidamada Ammaanka ayaa xiray Odayga waxaana durbadiiba laga siidaayay jeelka isagoo ku dhawaaqayay Erayo lid ku ahaa Raila Odinka.

Dhanka kale, Raila Odinka ayaa isla wakhtigiiba goobta ka cararay, isagoona aad uga walwalsanaa inuu la kulmo dhacdo taasi ka duwaneyd.

OD raila attacked

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook