Roma oo shaacisay Liiska xiddigaheeda u duulaya Manchester

Roma ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaheeda ugu qeybgalaya kulanka ay u safrayaan Man City Champions league waxaana lagu soo daray Juan Manuel Iturbe.

Giallorossi ayaa ugu badisay kulankii hore 5-1 Champions league kooxda CSKA Moscow iyagoo sidoo kale badiyay lixdii kulan ee horyaalka.

Laakiin waxaa  dhaawacan ahaan  looga saaray liiskan Daniele De Rossi, Leandro Castan, Davide Astori, Kevin Strootman, Marco Borriello, Salih Ucan iyo Federico Balzaretti

Kabtan Francesco Totti oo 38 sano jirsaday toddobaadkan ayaa ku jira sidoo kale.

Liiska oo dhameystiran

Cholebas, Cole, Curci, De Sanctis, Destro, Florenzi, Gervinho, Iturbe, Keita, Ljajic, Maicon, Manolas, Nainggolan, Paredes, Pjanic, Skorupski, Somma, Torosidis, Totti, Yanga-Mbiwa

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook