Sarkaal Ethopian ah “S/land Dhismahedii Cigaal baa watay, P/landne Cabdilaahi Yuusuf, Loomana dhamayn Axmed Madoobane Anagaa Meesha Fariisinay + COD

Mid kamid ah madaxda Itoobiya ee sida gaarka ah u qaabilsan Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka magaalada Kismaayo ayaa si cad oo aan ka leex-leexasho lahayn u sheegay in iyagu ay Madaxwayne  Axmad Madoobe fariisiyeen madaxtooyada magaalada Kismaayo, sidoo kalana Wuxuu sheegay inay howsha maamulka wadaan Shacabka Jubaland.

Ninkan oo lagu magacaabo Shaul ayaa sheegay inuu kasoo qeyb galay aas-aaska maamuladii ugu horeeyay sida kan Somaliland iyo Puntland, Wuxuuna sheegay inaan loo dhamayn Labadaasi maamul ee ay taheen Cigaal iyo Cabdulaahi Yuusuf, Ugu danbayntii wuxuu sheegay  iney farxad u tahay in xilliganna uu xaadir ahaado magaalada Kismaayo oo uu ka jiro maamul cusub.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook