opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sh Maxamed C/ Umal oo raddiyay Buug uu qoray nin somali ah + VIDEO

Share

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa si weyn u naqdiyay Buug uu qoray Qoraa Soomaaliyeed, Buugaa oo dhawaan lagu soo bandhigay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Sheekh Umul oo Muxaadaro ku qabtay Xaafada Islii Masjid kuyaala ayaa si kulul uga hadlay Qaladaad badan oo ku jira Buug la magac baxay (Xadka Ridada Maxaa ka run ah )oo uu qoray Qoraa Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Cabdi Siciid Cabdi Ismaaciil.

Umada Soomaaliyeed waxa uu uga digay Sheekh Umal in buugaasi ay iibsadaan isagoona tilmaamay in buuga uu jiro waxyaabo badan oo gaf ku ah Diinta Islaamka .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook