opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sh Maxamed Umal oo ka hadlay buug loogu gafay diinta Islaamka +video

Share

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee waaweyn kuna nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxa uu jeediyey muxaadaraad uu Sheekhu uga hadlay buug uu qoray nin Soomaali ah oo magaciisa la yiraahdo Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil waxaana uu buuggiisa u bixiyey (Xadka Ridada Maxaa ka run ah ).

Qoraaga buugga ayaa si cad u inkiray Xadka Ridada waxaaba taas ka daran in uu ku xusay Kitaab kiisa in aysan jirin diin xaq ah.

 


Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook