opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Siilanyo hadalkiisu wuxuu ahaa Kaftan, Ama wuu ka baxsday +VIDEO

Share

Waxaa mudooyinka danbe magaalada Hargeisa ka taagnayd hadal haynta kadib markii Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uu sheegay inuu Xirsigaab yahay Wasiirka Wasiirada.
Waxaa arintaasi ay dhalisay buuq xoogan iyadoona daba socotay Tuhumo hore oo ahaa in maamulka taladiisa uu hayo Xirsi Gaab, waxaana Maalintii shalay Dhaleecayn u jeediyey Xisbiyada mucaaridka ah ee maamulka SOmaliland.

Maxamed Jaamac Abgaal oo kamida Wasiirada maamulkaasi oo maanta shir qabtay ayaa wuxuu sheegay in hadalkii Axmed Siilaanyo uu ahaa Kaftan ama Hadal ka baxsaday.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook