opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sirtii ugu cuslayd SHIRKADA HORMUUD Oo Xogta Talefanada Ugudbiso Al-Shabab +VIDEO

Share

Sheekh Cabdi Cali Fiidow oo ah Gudoomiyaha golaha fulinta Ahlu-Sunnah Wal-Jamaaca, ayaa ku eedeeyey shirkadda Hormuud Telecom ee magaalada Muqdisho inay dhaggeysatay taleefonkiisa oo shirkaddaas uu ka qaatay, kadibna ayna xogtiisa ugudbisay kooxda Al-Shabaab.

“Waxaa la jaray taleefonkeyga, aniga oo ku hadlaya, kadibna Al-Shabaab ayaa isoo wacday oo hanjabaad nafta igaga qaaday” ayuu yiri Sheekh Fiidow oo shir jaraa’id qabtay.

Fiidow, waxa uu ku eedeeyey Hormuud inay lasoo baxday dhaqan Fool xumo badan, ayna si cad ula shaqeyso kooxda Al-Shabaab. Ma jirto cid xaqiijin karta sheegashooyinkiisa, Wuxuuna sidoo kale sheegay in dagaal ay la geli doonaan Shirkadaha taageera Al-shabaab.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook