opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Somaliland Oo Hargeisa Uga Soohanjabtay Madaxwayne MD Xasan Sheikh+ VIDEO

Share

somaliland ayaa weerar afka ah ku qaaday dawlada soomaaliya, waxayan ku eedeeyeen inay dawlada soomaliay ka hadashay arimo la xidhiidha diiwaan gelin uu doonayo inuu maamulkaasi sameeyo.

Wasiirka Warfaafinta maamulka la baxay Somaliland ayaa wuxuu sheegay inay tahay Qadiyadooda mid lama taab taan ah, Sidoo kale wuxuu sheegay inay ogyihiin Cadaawada ay u hayso dawlada soomaaliya, taasi oo ku sheegay inaysan u ogolayn in Maamulka la baxay somaliland uu noqdo dal madax banaan.

Wuxuu geesta kale ku hanjabay in dhaawac uu gaadhi doono wada hadal  udhexeeyay Dawlada soomaliya iyo maamulka somaliland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook