opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Soomaali Channel oo wareysi kulul la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya+ VIDEO

Share

Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed Ayaa waraysi Kooban uu siiyey Tv-ga Somali Channel wuxuu uga hadlay arimo dhowr ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa wax laga waydiiyey Shirkii London ay yimaadeen, Qorshaha dawlada Soomaaliya ee arimaha doorashooyinka, Sida ay uga dhacayso guud ahaanba dalka Soomaaliya, iyadoo si gaar ah farta loogu goday Puntland iyo Somaliland oo Xurguf siyaasadeed kala dhaxays dawlada.

Sidoo kale RW Cabdiwali ayaa la hordhigay su’aalo la xiriira Khilaaf inuu kala dhexeeyo Madaxwaynaha, Wuxuu sheegay inay Jiri karaan kala aragti duwanaasho laakiin uusan jirin khilaaf u dhaxeeya asiga iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Mar kale ayaa Lagu Celiyey inuu madaxwaynaha diiday Xilka qaadistii Sanbaloolshe, Sidoo kale waxaa la waydiiyey inuu hada ka hadlo waxa jira, Inta uu isagoo Xilka laga qaaday Hadli lahaa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook