opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

TAARIIKH NOLOLEEDKA TALIYAHA CUSUB EE HAYADDA SIRDOONKA IYO NABAD SUGIDDA QARANKA SOOMAALIYEED

Share

Cornel. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho, waxbarashadiisa Hoose, Dhexe, Sare ilaa Jaamacad wuxuu ku qaatay gudaha dalka, Takhasuskiisa Master Degreega ah oo Heshiis yada Caalamiga iyo Security ga(AMNIGA)
wuxuu ku sooqaatay dalka Masar, waxaana uuhada diyaarinayaa PHD xiriirka Caalamiga ah oo uu hada kuguda jiro Sidoo kale Taliyaha cusub ee Hayadda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed mudane Col Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, wuxuu ku hadlaa luuqadaha
1. English.
2. Arabic.
3. Luuqada Hooyo Somali.
Shaqda Dowladda wuxuu soo bilaabay sanaddii 2004, isagoo soo qabtay xilal kala duwan iyo
xarumo kala duwan, wuxuuna ka bilaabay Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka sanaddii 2004,
kadibna wuxuu ku biiray Hayadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaliyed ilaa uu darajada ciidanka uu ku gaaray Full Cornel (Gaashaanle Sare).Col.Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, Xilalka uu soo qabtay Hayadda Sirdoonka & NabadSugida Qaranka, ayaa waxaa ka mida.
1- Taliyaha CTU”(Counter Terrorism Unit)
2 -Taliyaha Hogaanka Xariirka Dibadda.
3 -Taliyaha Hogaanka Baarista danbiyada
4- Taliyaha Hogaanka Tababarada & Qorsheynta.
Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, ayaa hada ahaa Guddoomiyaha Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook