opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Usain Bolt Oo Sheegay Inuu Mario Balotelli Isagu Geeyay Liverpool

Share

Ninka labada jeer heysta bilada Olombikada Oradada ee Usain Bolt ayaa sheegay inuu isaga ugu baaqay Mario Balotelli inuu ku biiro kooxda Liverpool ee horyaalka England,waxaana uu ku kaftamay Maria inuu sameyn doono xoogaa qaladaad ah marka uu ka hor imaanayo kooxda uu taageeraha u yahay ee Manchester United.

Iyadoo ay jirto Red Devils inuu taageere u yahay Usain Bolt ayuu hadana kula taliyay Balotelli inuu ku biiro garoonka Anfield kooxda ka dhisan ee Liverpool.

“England waa halka ugu fiican,waxaan u sheegay Maria marka uu ka hor imaanayo Man united inuu sameeyo xoogaa qaladaad si ay kooxdiisa United ugu caawiso guusha.

Balotelli ayaa kulankiisii ugu horeeyay u saftay Liverpool Premier league kulankii 3-0 ay ugu adkaatay Spurs.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook