Victor Valdes oo Sirasmi Ah Ugu Soowareegi Doona Liverpool

Victor Valdes  ayaa u saxiixii doona heshiiska u wareegista Liverpool bisha soo aadan marka uu caafimaado.

Goolhayahan oo beeca xorta lagu helayo ayaa waxaa soo dhamaaday heshiiskii uu kula jiray kooxda Spain waxaana in badan doonayay 32 jirkan tababaraha Liverpool Rodgers

Liverpool ayaa horay ugu soo guuldareysatay iney hesho midkood goolhayayaasha Alex McCarthy iyo Michel Vorm.

Simon Mignolet iyo Victor Valdes ayaana ku tartami doona booska koowaad ee Liverpool.

Saxiixan looma shaaci doono si rasmi ah ilaa October markaas uu marayo tijaabada caafimaad.

Waayihiisii Barcelona Victor Valdes waxaa uu la qaaday 21 koob oo ay lix La Liga ay tahay.

HALKAN KA AQRI HADAD ENLISH TAQAAN

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook