WARGELIN: R/W Abdiweli oo kusojeeda Norway iyo Jaaliyada Oslo oo uu kulan la qaadan doono.

Waxaa Lafilayaa In Maanta Magaalada Oslo Ee Caasimada Dalka Norwey Soogaaro Raisal Wasaaraha Somaliya Cabdiwali Sheek Axmed .
Iyadoo Lafilayo Inuu Soodago Saacadu Markay Tahay 11.00 Barqanimo Saacada Oslo.
Waxa Uuna Kulamo Laqaadan Doona Dowlada NorweyMadaxdeeda.
Sidoo Kale Waxa UU Kakulmi Doonaa Bulshada Somaliyeed Ee Kunool Dalkan Norwey
Wixii Faah Faahin Ah Kala Xiriir

Ahmed M Urur
Tell: +40222275
E-mail: ururrude@hotmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “WARGELIN: R/W Abdiweli oo kusojeeda Norway iyo Jaaliyada Oslo oo uu kulan la qaadan doono.”

  1. abdalla siad says:

    aad iyo aadbaan usoodaweynaayaa cabdiwali well cum yurub waxaad tahey halyey aan la arag cabdiwali cabdiwali noolow noolow byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook