Wayne Rooney Oo Noday Qofka Sadexaad Ee Ugu Goolal Badan Premier league

Wayne Rooney ka sara maray Thierry Henry waxaana uu noqday ciyaaryahanka seddexaad ee ugu goolasha badan Premier league.

Goolkii uu West Ham ka dhaliyay ayaa ahaa kiisii 176 aad ee Premier league.

Alan Shearer ayaa ka horeeya oo dhaliyay 260 gool iyo Andy Cole oo ah ninka labaad ee ugu goolasha badan waxaana uu dhaliyay 187.

Rooney ayaa 161 gool Premier league ugu dhaliyay Man United halka Everton uu 15 ugu dhaliyay iyana.

Liiska kala sareynta gool dhaliyaasha taariiqda ugu badan Premier league.

Alan Shearer 260 goals

Andy Cole 187

Wayne Rooney 176

Thierry Henry 175

Frank Lampard 173

Robbie Fowler 163

Michael Owen 150

Les Ferdinand 149

Teddy Sheringham 146

Robin van Persie 136

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook