Xasan Aadan Samatar Oo Wax Lalaaybo Kutilmaamay Dhimashada Lagu Sheegay Isagoo Nool+VIDEO

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Xasan Aadan Samatar Oo Wax Lalaaybo Kutilmaamay Dhimashada Lagu Sheegay Isagoo Nool+VIDEO”

  1. Mohamed Abdulrahman ( BABU ) says:

    Xassan Adan Samater waa fanan somaliyeed oo sharaf leh in laga been Abuuro dhimashadiisana ninkii qoray asaga iyo garadkii hadal laguma
    dhinto, mida kale malyeen qof oo somali ah ayuu ka naxeyay. tafatiraha wargesaksa mar xassan adan ayuu gudob ka galay marna somali oo dhan ayuu been u sheegay, cid dambe oo war kale cid rumaysanaysa ma jirayso oo beenale xasid ayuu noqday tii illahayna meel bay u taal ee ha layska samaxo

    1. Abdullahi M. Haggie says:

      Marka hore waxaan salaamayaa umad waeynta somaaliyeed meel kasta oo ay joogan mida labaad horta waxaa dhinta alle dille maanta qofkii ku tilmaamo qof nool inuu geeriyooday qofkaas lagu tilmaamay geerida wuxuu ku helayaa cimri dheer sababtoo ah illahay baa ugu badalaaya cimridheer xasan aadan samatarna waa qof soomali waeyn ay jeceshahay
      waqtigiisa daqiiqad looguma daraayo hadii ay tiisa soo gasho lakiin
      waxaan u sheegayaa dadka barabagandada wada inay is ku xishoodaan
      wsc by.Abdullahi Feegito

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook