opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xuseen Carab Ciise Oo Dafiray In Kenya Lagu Xiray+ COD

Share

Gudoomiyaha gudiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar soo baxaayay ee sheegaayay in isaga lagu xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxa uu sheegay in isaga uu nabad qabo, islamarkaana warkaasi uu yahay mid ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta uu sheegay in aysan waxba hubsan.

Waxa uu sheegay in magac xumo ay saxaafadda Soomaaliya u keenayaan dadkii baahiyay warkaasi, waxaana uu sheegay in ay wanaagsan tahay in la’iska qabto.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook